Laftagareen oo saraakiisha ciidamada kala shiray dib u furida jidadka Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayey dar-dar gelinta xaqiijinta amniga iyo dib u furida wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxa uu la qaatay Saraakiisha Laamaha Amniga. Kulanka Waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiiru Dowlaha Arimaha gudaha dowlada Federaalka Mudane Aadan Abdinaasir Maxamed,  Wasiiro ka … Continue reading Laftagareen oo saraakiisha ciidamada kala shiray dib u furida jidadka Xudur (Sawirro)